S.R.S. EPRLAB RLAU Directorate
Farhan Mahamoud

Director

Rural Land Admin & Use Directorate

Somali Regional state Rural land administration and use (RRLAU) directorate have been working to strengthening regional rural land administration and sustainable utilization of land resource, promoting land tenure security, increasing public awareness of land rights, and to strengthening the capacity of regional and worades rural land administration actors.

Objective

  • To implement the rural land administration ,laws of the regional government
  • To Guarantee rural land holding, land tenure security of the pastoral and agro pastoral community in the region
  • To facilitate access to credit using the land right
  • To Provide security land credit
  • To Reduce land dispute and Social conflict
  • To Protect communal land and state land through land registration registration
  • To conduct land use planning and follow –up the implementation of the plans accordingly
  • To implements Expropriation decisions when land use required for public use as per the laws

The Main mandate of the RLAU Directorate Director

  1. Enacting and implementing the rural land administration use policy, legislation, proclamation regulations, and Ensure the existing legal and regulating  land laws, regulations and directives, Administration ,management, protection   and utilization are respected in the region
  2. Mobilizing and Implementing the rural land registration and certification both first level certification and second level certification for the pastoral agro pastoral community in the region
  3. Developing and Implementing regional land use plan ( participatory land use plan, through classification for potential agriculture land,   information system, master land use plan, appropriate rural development plan and, cultivated land cultivated land, forest land, mountainous, flat land,  gorge, arable land and grassing land) and encourage the regional agricultural investment
  4. Developing the capacity building about rural land administration and sustainable land use system and ensuring technical and systematic approach using by  GIS, LIS, PKS, Awareness creation on land related conflict and  technical resolution  system  from top to down.
  5. Designing appropriate guidelines about Rural land use planning and management like community mobilization Guide line,  pastoral land use Guideline, Regional Expropriation and compensation Guide line  and rural land registration guideline
SHURUUDAHA CODSIGA LAHAANSHAHA DHULKA
REQUIREMENTS FOR A LAND TITLING APPLICATION

SHURUUDAHA LAGA RABO QOFKA DOONAYA MULKIYADA LAHAANSHAHA DHUL BEEREDKA QOYSKA/SHAQSIGA

1.      Cadaynta ama formka qabalaha oo gudiga maamulka qabaluhu saxeexeen.

2.      Warqad degmada ka soo baxday taas oo ay ku cadahay magaca mulkiilaha beerta iskaleh ,baaxadda, jihooyinka iyo magacyada mulkiilayaasha beeraha madaha/xuduuda  ay wadaagaan.

3.      Warqada aqoonsiga qabalaha iyo labo sawir

4.      Foojarka gibirka ama cashuurta dhulka lagu bixiyay oo waafaqsan bayaanka cusub

5.      Waa in beerta laga soo qaadaa GPS Coordinate ka /cabirka baaxadda beerta taas oo ay goob-joog ka yihiin mulkiilayaasha beeraha iyo mulkiilayaasha beeraha ay madaha wadaagan ama jaarkayihiin

6.      Haddii ay jiran cadaymo dheeri ah sida go aan max kamadeed iwm.

 

SHURUUDAHA LAGA RABO QOFKA DOONAYA MULKIYADA LAHAANSHAHA DHULBEEREDKA MAALGALINTA

1.      Cadaynta ama formka qabalaha oo gudiga maamulka qabaluhu saxeexeen.

2.      Warqad degmada ka soo baxday taas oo ay ku cadahay magaca maalgaliyaha shirkada beerta iskaleh, baaxadda, jihooyinka iyo magacyada mulkiilayaasha beeraha madaha ay wadaagaan.

3.      Maalgaliyuhu waa in uu  xafiiska maalgalinta ka keenaa warqada ama cadaynta ogolaanshaha maalgalinta dhulbeereedka

4.      Maalgaliyuhu waa in uu ka  keenaan warqada wargalinta ah ee ka soo baxday xafiiska maalgalinta kuna socota xafiiska ilaalinta deegaanka iyo maamulka dhulka miyiga.

5.      Waa in ay keenan warqada lambarada aqoonsiga cashuur bixiyaha / tin number (taxpayer identification numbers) ee xafiiska dakhliga

6.      Shaatiga ganacsi (business licence)

7.      Warqada aqoonsiga qabalaha iyo labo oo maareeyaha shirkada ah

8.      Foojarka gibirka ama cashuurta dhulka lagu bixiyay oo waafaqsan bayaanka cusub

9.      Waa in beerta laga soo qaadaa GPS Coordinate /cabirka baaxadda beerta taas oo ay goob-joog ka yihiin mulkiilayaasha beeraha iyo mulkiilayaasha beeraha ay madaha wadaagan ama jaarkayihiin.

10.  Qorshaha guud ee maalgalineed (business plan) ka shirkada

11.  Haddii ay jiran cadaymo dheeri ah sida go aan max kamadeed iwm.

 

SHURUUDAHA LAGA RABO QOFKA DOONAYA MULKIYADA LAHAANSHAHA DHULBEEREDKA ISKAASHATADA

1.      Cadaynta ama formka qabalaha oo gudiga maamulka qabaluhu saxeexeen.

2.      Warqad degmada ka soo baxday taas oo ay ku cadahay magaca maalgaliyaha iskaashatada beerta iskaleh, baaxadda, jihooyinka iyo magacyada mulkiilayaasha beeraha madaha ay wadaagaan.

3.      Waa in ay  xafiiska iskaashatooyinka  ka keenaan shahaadada iskaashatada oo la cosboonaysiiyay.

4.      Waa in ay keenan warqada lambarada aqoonsiga cashuur bixiyaha / tin number (taxpayer identification numbers) ee xafiiska dakhliga

5.      Iskaashatadu waa in ay layimaadaan warqada aqoonsiga qabalaha ee shanta (5) xubin ee gudiga

6.      Foojarka gibirka ama cashuurta dhulka lagu bixiyay oo waafaqsan bayaanka cusub

7.      Waa in beerta laga soo qaadaa GPS Coordinate /cabirka baaxadda beerta taas oo ay goob-joog ka yihiin mulkiilayaasha beeraha iyo mulkiilayaasha beeraha ay madaha wadaagan ama jaarkayihiin.

8.      Waa in ay keenaan xeerhoosaadka iskaashatada oo dhamaystiran.

9.      Haddii ay jiran cadaymo dheeri ah.

 

FG. Fadlan Keen Dhammaan Dukumeentiyada Asalka ah (Orginal) iyo Kuwa Nuqulka ah (Copy)

 

 

FIIRO GAAR AH:

·       Dhulbeereedka loo duwaangalinayo isticmaalayaasha si ay u helaan xaqqa lahaanshaha waxa ka reeban dhulka khilaafku ka jiro tusaale sida dhulka dhaxalka ah ee aan laqaybin wali iyo dhulka is riix-riixu ka jiro.

·       Dhulka khilaafkaasi ka jiro wax warqada looma soo qori karo ilaa ay nidaamka sharciga ku kala baxaan.

·       Warqadaha dagmooyinka laga soo qorayo waxa soo saxeexi kara oo kaliya gudoomiyaha degmada ama madax xafiiseedka beeraha waxa ka reeban kusime, hadii laga maarmi waayo waa in uu isticmaalaa title ka ama shaanbada  booska uu kusimaha ka yahay.

·       Hadii beero khilaaf ka jiro warqadaha loo soo qoro waxa masuuliyadaa qaadan doona masuulka degmada ee soo qoray.

·       Soo qaadida GPS Coordinate ka/cabirka baaxadda beerta waxa ma suuliyadaa iska leh xafiiska ilaalinta deegaanka iyo maamulka dhulka miyiga gaar ahaan shaqaalaha waaxda maamulka iyo isticmaalka dhulka miyiga

·       Aan ilaalino  shuruucda maamulka iyo nidaamka habsami u isticmaalka dhulka iyo iskudheelitirka xaqa iyo xuquuda dumarka (Gender Equality)

      REQUIREMENTS FOR LAND TITLING APPLICATION (INDUVIAL)

      1.       Kebele form signed by the kebele’s administration committee.

      2.       Official letter from his/her district indicating the farm owner’s name, area(hector) and neigh borders, names and GPS coordinates (UTM).

      3.       ID Card.

      4.       Two photos with passport size.

      5.       Tax payment voucher/receipt.

      6.       Official minutes signed by words administration committee. 

      N.B

               Not allowed without titter stamp.

               Not allowed copy documents the documents should be original one.

       

      REQUIREMENTS FOR LAND TITLING APPLICATION (INVESTOR)

      1.       Kebele form signed by the kebele’s administration committee.

      2.       Official letter from regional investment board indicating the name, area(hector), zone and worades.

      3.       Investment permit from investment bureau.

      4.       Renewed tin number.

      5.       Renewed license from trade bureau.

      6.       Tax payment voucher/receipt as per the new SRS Proclamation

      7.       Official letter from his/her district indicating the farm owner’s name, area and neigh borders, names and GPS coordinates (UTM).

      8.       ID card or passport.

      9.       Two photographs with passport size.

      10.   Business plan.

      11.   Official minute signed by worades administration committee.

       

      REQUIREMENTS FOR LAND TITLING APPLICATION (COOPERATIVE)

      1.       Kebele form signed by the kebele’s administration committee.

      2.       Official letter from his/her district indicating the name of cooperative, area(hector) and neigh borders, names and GPS Coordinates (UTM).

      3.       Renewed certificate from cooperative bureau.

      4.       Renewed TIN number.

      5.       Renewed license type from trade bureau.

      6.       Tax payment voucher/receipt as per the new SRS Proclamation.

      7.       ID Card.

      8.       Two Photos.

      9.       Business plan.

      10.   Official minute signed by worades administration committee.

       

      Note: Please Bring All Original Documents and Copies.

      Open chat
      Hello 👋
      Can we help you?